1.3 / September 29, 2018
(4.5/5) (252)

Description

App-kaan Wuxuu la mataan yahay websiteka waxkabaro.net waxaanakaheli kartaa Dhamaan Cashirada iyo koorsoyinka websiteka kujiraayagoo muuqaal ah Koorsooyinka ku jiro Appka waxaa ka midah:COMPLETE HARDWARE AND SOFTWARE: Koorsadan Complete hardwareandsoftware waxaad ku baran doontaa Hardware and software bilowilaadhamaad. Hadii aad dhameesato Koorsadaan waxaad awood uyeelandoontaa in aad cilad walbo oo dhinaca computerka aga imaadoin aadsi sahlan ku xalisan doonto. Waxeyna ka koobantahay ilaa 50iyodhoor cashir oo na ukala qeybsan lix Chapter. ULTIMATEPHOTOSHOPCOURSE: Koorsadaan Barashada Photoshop af soomaalie waakoorsadiiugu Balaarneed ee ebad Af-Soomaali lagu sameeyo.CashiradaDhaamtooda waa Muuqaalo ama videos oo 100% Practical ah Sifududnaoo step by step ah loo sharxayo. Markaa koorsadaandhameesanaImtixaan Practical ah ayaa lagaa qaadi doonaa aduu Allahka raalinaqto Kadibna SHAHAADO ayaa lagu siin doonaa insha allah.WEBDEVELOPMENT ONE ON ONE: Barashada Web Development One on Onewaakoorso aad ku baran doonto sida loo dhiso Website quruxbadanadigoo isticmaalayo HTML5, CSS3 ,Javascript, Jquery,Bootstrap, PHPDatabase iyo Wixii Soo raaca. Dhaamaan Cashirada WaaProject BasedTaas oo micnaheeda tahay in aan si wada jir ah isuladhisi doonowebsiteyo yar yar oo aan ugu talo galay in aan waxaadbaraneyso aadsi sahlan ugu apply gareeso. IYO KOORSOYIN KALE OOFARO BADAN

App Information waxkabaro

waxkabaro Show More...

waxkabaro 1.3 APK
waxkabaro

Waxkabaro Academy APK
waxkabaro
Si fudud oo online ah ku baro koorsoyinka English-ka, Computerkaiyo kuwo kale
Waxkabaro Collage 1.0 APK
waxkabaro
Barashada Luuqadaha ,Computer, Xisaabta iyo Science ka adigogurigaga joogo