hourglass_full Your download should start automatically in a few seconds...

Download Quraan (Quran in Somali)_Latest Version.apk from Apk-Dl Server

Thank you for using Apk-Dl.com to download the apk file (Quraan (Quran in Somali)_Latest Version.apk),

If the download doesn't start automatically in a few seconds, please click here to access the download URL directly.

Note: Download and save the apk file to your Android Phone's SD card and install it manually onto the Android device.

Description

Quraan (Quran in Somali)

Quraan Quraanka Kariimka (carabi: ﺍﻟﻘﺮﺁﻥ; ingiriis: Koran) waakitaabka Alle ﺍﻟﻠﻪ (s.w.t) ku soo dejiyay Nebi MaxamedMohamed peacebe upon him.svg (n.n.k.h), kaas oo ku qoran luuqada carabiga.Kitaabka Quraanka wuxuu saldhig u yahay diinta Islamka dhamaanteed.Quraanka kariimka ah waa hadalka Ilaahay (ﺍﻟﻠﻪ) kaas oo malagaJibriil u soo gudbin jirey Nebi MuxamedMohamed peace be uponhim.svg (n.n.k.h) wakhti 23 sano ah, oo ku bilaabmaysa Diisembar22keedii sanadkii 609 C.D (Ciise Dabadii), wakhtigaas oo nebiguahaa 40 jir, ilaa markii taariikdhu ahayd 632 Ciise Dabadii, oo kubeegan sanadkii Nabi Maxamed Mohamed peace be upon him.svg(n.n.k.h) geeriyooday. Sidaa diinta Islaamku sheegtay kitaabkaQuraanku waa midka ugu sareeya kitaabyada ee Ilaahay ka ilaalinayokhaladka iyo musuqmaasuqa isla markaana hogaan iyo hanuunin u ahdhamaan aadamaha ku nool dunida.[5]
Kitaabka Quraanka waxaa loo kala saaraa, guud ahaan, labo qeyboodoo kala ah Makki[5] (oo ah Quraanka ku soo dagay Nebiga Mohamedpeace be upon him.svg intii uu magaalada Makkah joogay) iyo Madani(oo ah Quraanka ku soo dagay Nebi MuxamedMohamed peace be uponhim.svg wakhtigii uu magaalada Madiina deganaa). Intaasi kuma eekaqeybaha Quraanku ee waxaa kitaabku u sameeysan yahay nidaam looyaqaano suurado, kuwaasi oo loo sii kala saaro aayado. Quraankuwuxuu ka kooban yahay boqol toban iyo afar Suuradood kuwaasi ooyugu horeeyso suurada Al Faatixa (mahnaheedu tahay fur-furitaan ama"bilaabid") oo ka samaysan 7 aayadood ilaa laga gaadho suurada 114ee Al-Naas (macnaheedu yahay dadka) oo ka kooban 6 aayadood.
Kitaabka Quraanka ah dhexdiisa waxaa ku xusan dhamaan taariikhda,nolosha, tilmaamida iyo hogaanka, wixii horey u dhacay, waxa dhicidoona, nolosha dunida, nolosha aakhiro, maalinta qiyaame iyoxisaabta, iyo dhamaan macluumaadka nooleha. Sidoo kale, Ilaahay(s.w.t) wuxuu ugu tallo-galay in kitaabku noqdo mid hogaamiyanolosha dadka. Suurad kasta iyo aayad kasta oo ka mid ah kitaabkaQuraanka Kariimka ahi wax ayay tilmaamaysaa isla markaana faraysaaama ka reebaysaa dadka.
Wadajirka Quraanka iyo Xadiisku waa sharciga saxda ah ee Alle ugutallo galay in aadamahu isku maamulaan, waxaana loo yaqaanaaSharciga Shariicada. Intaasi waxaa dheer, Quraanka oo laguakhrinayo luuqada carabiga ayaa waxa la akhriyaa wakhtiga latukanayo salaadaha. Qofka xafida 114ta Suuradood ee Quraanka waxaaloo yaqaanaa Xaafid. Jiijiidida iyo qurxinta codka marka laakhrinayo Quraanka waxaa loo yaqaanaa towjiid. Si kastaba haahaatee, bisha Ramadaan dadka muslimiinta ahi waxay dhamaystiraanakhrinta dhamaan Quraanka ayagoo ku tukanaya salaadatarawiixda.

Micnaha & Sharaxaada Quraanka
Qoraalka Quraanka kariimka ah qarnigii 11aad waqooyigaAfrika.
Ereyga qur'aan waxaa kitaabka Quraan laga dhex helaa 70 jeer,kuwaasi oo qaarkood yihiin ficil (verb) iyo magac (noun) ah qaraʼa(ﻗﺮﺃ) oo macnaheedu tahay "akhriyey" ama "la akhriyey".
Kitaabka Quraanka wuxuu saldhig u yahay diinta Islamka dhamaanteed,isla markaana wuxuu kala saaraa runta iyo beenta; mugdiga iyoiftiinka; janoda iyo cadaabta; ifka iyo aakhiroda.
Kitaabka Quraanka kariimka ah ee Ilaahay (s.w.t) ku soo dejiyayNebi MuxamedMohamed peace be upon him.svg (n.n.k.h) waxaa lagumagacaabaa Al-Furqaan, kaasi oo ah tilmaamid ("al-huda"), xikmad,xasuusinta Alle ("al-dikhri"), iyo mid samada sare laga soo diray("tanziil").

Samayska Kitaabka Quraanka
Quraan waa kiitaabka Illahey ee saldhiga u ah diinta Islaamka eedadka muslimiinta ahi ku xidhan yihiin.
Quraan waa hadalka ilaaheey mana aha mid la sameeyey ama la abuuraywaa waxyi ka yimid xagga rabbi.